Wasaarada Maaliyadda & Maamulka G/Banaadir oo lagu eedeeyey wax isdaba marin

Guddiga Maaliyadda Baarlamanka Soomaaliya ayaa wax isdaba marin ku eedeeyay hey’addaha dowladda qaarkood. Warbixin Guddiga Maaliyadda soo saaray oo maanta loo qeybiyay Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa lagu soo bandhigay xisaabaadka Hey’addaha dowladda iyo sida loo maamulay maaliyadda dalka sanadka 2018. Xubnaha Guddiga ayaa soo bandhigay warbixin looga hadlay wax is daba marin iyo in si … Continue reading Wasaarada Maaliyadda & Maamulka G/Banaadir oo lagu eedeeyey wax isdaba marin